Ku baro heshiiska Waitangi luuqada Soomaaliga

Somali | English

Dhammaanteen waxaan u baahanahay inaan fahanno oo aan ixtiraamno heshiiska Waitangi.

Waxaad wax ka baran kartaa heshiiska Waitangi af Soomaali ee bulshooyinka, dugsiyada iyo qoysaska.

Heshiiska Waitangi wuxuu ku qoran yahay luqadda Maori, waxaana loo yaqaan Te Tiriti o Waitangi.

Soo dejiso

Hoos ku dhufo si aad u soo dejiso agabka ku jira PDF. Waxaad hadda soo dejisan kartaa agabka ama waxaad dalban kartaa agab daabacan oo bilaash ah si laguugu soo diro.

Riix halkan si aad u dalbato agab bilaash ah.

Ma doonaysaa in aad wax badan ka ogaato keshiiska Treaty Waitangi?

Nala soo xidhiidh treatypeople@gmail.com si aad u ballansato maalin waxbarasho oo bulshadaada loo qabanayo heshiiska Waitangi.

Mohamed Abdi at Aratiatia Community Marae, in Hamilton.

Mohamed Abdi was born in Somalia, where he… [school / work / study?]
He migrated to Aotearoa in [year?].

He is now living in the Waikato where he works as a Settlement Specialist with Hamilton Multicultural Services Trust.

After attending a Te Tiriti training with Tangata Tiriti at Te Aratiatia Community Marae, he translated Te Tiriti resources into Somali for the many speakers in Aotearoa.